Farhan Abdullahi Ali
Farhan Abdullahi Ali waa muwaadin Soomaaliyeed, hadda waxa uu agaasime ka yahay Mogadishu Aviation College. Waxa uu khibrad ka badan 5 sano u leh maamulka iyo arrimaha maaliyadda. Waxa uu shahaadada koowaad ee jaamacadda (Bachelor's Degree) ka qaatay Culuumta Maamulka Ganacsiga (Business Administration) Jaamacadda Soomaaliya, waxa kale oo uu haystaa shahaadooyin la xiriira maamulka garoomada diyaaradaha (IATA Airport Operations) iyo luqadda Ingiriiska.